Madaxweyne Deni oo ka hadlay weerarkii ay ciidamada Puntland fashiliyeen

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus ee ku faafaya Somalia Deni ayaa bogaadiyey howlgalkii Ciidamada amniga Puntland maanta ka sameeyeen Boosaaso kaasoo lagu fashiliyey weerar ay kooxda Daacish soo maleegtay. Weerarka ayaa waxaa lagu dilay nin ka tirsanaa kooxda Daacish, halka mid kalena lagu qabtaym … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hadlay weerarkii ay ciidamada Puntland fashiliyeen